Daah-Furkii Website ka
- June 27, 2024
- No Comment
Dawladda Degaanka Somalida Xafiiska Cadaaladda
Munaasibad lagu wareejinayo qoraal-qabyeedka xeer nidaameedyada anshaxa ee ay kudhaqmi lahaayeen 4 hay’adood oo hay’adaha caddalada ah kuwaasi oo kala ah: Xafiiska Caddaalada DDS, Maxakamada Guud, Booliska deegaanka iyo Booliska asluubta ayaa lagu qabtay xarunta Madaxtooyada DDS. Munaasibaddan oo kaqabsoontay madasha kulamada ee Garaad Maxamed Dool ayaa waxaa kasoo kasooqaybgalay waziiru dawlaha wazaarada cadalada ee […]
Read Morewasiirka xafiiska cadaalada DDS Mudane Axmed Xaaji Samater ayaa kulan balaadhan oo soo dhawayn ah usameeyey bahda hay adaha sharciga ee maamulka magaalada addis ababa iyo dire dhabe, Hadaba ujeedka iyo socdaalka. haayadahani oo ku qotoma kormeer iyo aqoon iswaydaarsi Ayaa maanta soo gaadhay xarunta DDS Xafiiska Cadaalada DDS
Read More